Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
/flickr.com
/flickr.com

Laba nin oo fal argagixisanimo la xiriira maxkamad lagu saarayo

Laba nin oo xiriir la leh dalkaan Iswiidhan laguna tuhunsan yahay argagixisnimo ayaa maanta maxkamad lagu soo taagey dalka Giriiga,sidaas waxaa qorey wargeyska Aftonbladet.

Mid ka mid ah labadaas nin oo 30 jir ah ayaa wuxuu heysta dhalashada dalkaan Iswiidhan meesha kan kale oo isna labaatan jir ahi ka yimid dalka Yemen laakiin uu heysto waraaqadda daganaashaha dalkaan Iswiidhan.

Labadaan nin ayaa maalintii khamiista aheyd waxaa laga qabtey goob basaska laga raaco oo u dhow xuduudka dalka Turkiga, booliska ayaa aaminsan in raggaani ay ku sii jeedeen dalka Suuriya si ay ugu biiraan ururka Daacish .

Xogta/ TT, Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".