Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Sawir qaade: Fredrik Sandberg/TT.
Sawir qaade: Fredrik Sandberg/TT.

Talooyin lacagaha iyo dhaqaalaha looga joojinayo argagixisada

Dawladda dalkaan Iswiidhan ayaa maalintii shaley gacanta loo galiyey talooyin wax looga qabanayo sidii looga hortagi lahaa lacagaha argagixisada lagu maalgaliyo iyo kuwa sida suuqa madow ah lagu helo,waxaana baarayaasha arrintaas dawladda u gudbiyey ka mid ahaa Kent Madstedt oo isagu sheegey in talooyinkaasi xanbaarsan yihiin waxyaala badan oo falalkaas looga hortagi karo.

Wasiirka dhaqaalaha Per Bolund ayaa sheegey in baaritaankaan ay ku jiraan fikiro badan oo wax ku ool ah.

Xogta/ Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".