Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
 Foto: Sveriges Radio
Foto: Sveriges Radio

Hadda oo la hubinayo in qofka adreeska badalayaa uu yahay qofkii adreeskaas iska lahaa iyo in kale

Hay’adda canshuuraha dalkaan ayaa adkeyn doonta in cinwaanka iyo boostada qof kale laga wareejiyo meeshii uu ku meeleysnaa markii hore iyo waliba magac been ah in lagu dalbado kaararka deymaha lagu qaato.

Hay’adda canshuuraha ayaan hadda dukumanti ahaan hubin qofkii soo dalbada adreeska in laga badalo,maadaama hadda ay u sahlan tahay in  qof tuug ahi uu soo wareegsado adeeska iyo boostada qof kale iyo waliba in uu magac bug ah ku dalbado kaararka lacagaha deynta ah lagu qaadan karo,sidaas daraadeed hay'adda ayaa hadda rabta in ay arrinkaas adkeyso.

Dhawaan ayaa laba nin waxaa lagu soo oogey dacwado la xiriira in ay habka noocaas ah oo tuuganimada ah lacago kaash ah iyo alaabooyin qiima ahaan gaaraya boqolaal kun oo karoon uga qaateen dukaamo ku yaala magaalada Uppsala.

Xogta : P4 Uppland

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".