Paolo Macchiarinis.
sawir: Sawir qaade: TT

Paolo Macchiarini oo machadka Karolinsku shaqada ka cayrinayo

Paolo Macchiarini oo ah takhtar wax qala oo dalkaan Iswiidhan muran xoog leh ka dhaliyey ayaan shaqadiisa loo cusbooneyn doonin sida uu sheegey machadka Karolinska oo ninkaasi u shaqeynayey.

Macchiarini ayaa raba in uu cilmi baaristiisii sii wato ilaa iyo 30-ka bisha november oo ah marka ay ku egtahay heshiiskii shaqo ee uu horey ula galey machadka karolinska.

Källa: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".