Sawirka : Henrik Montgomery/TT
Sawirka : Henrik Montgomery/TT

Daacish waxay ku kacdey waa falal gummaad shacab ah

Baarlamaanka midowga Yurub ayaa maalintii shaley isku raacey una codeeyey in dilalka uu ururka argagixisada ah ee Daacish ku laayey dad kiristaan iyo Yaziidiyiin isugu jira oo kala joogey dalalka Suuriya iyo Ciraaq uu falkoodaasi ahaa gummaad shacab.

Lars Adaktusson oo xubin ka ah baarlamaanka Yurub una matala xisbiga Kiristian Dimuqoraadi-ga ayaa isagu sheegey in uu arrinkaas aad iyo aad ugu faraxsan yahay.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".