Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Fannaanka Mustafa. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Fannaanka Mustafa. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Soomaalida reer Sweden iyo heesaha Rapp-ka loo yaqaanno

Hees soomaali ah waan qaadi doonaa
5:08 min

Mustafa waa 23 jir ku dhashay magaalada Katrinaholm. Waa fannaan soomaali iswiidhish ku luuqeeya heesaha Hiphop, Rapp iyo wixii la mid ah. Wareeysi gaar ah oo aan la yeelanney oo uu nooloshiisa nooga warramay ayay ka mid ahaayeen farriimmihii uu noo sheegay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".