Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Bodil Malmsten oo qoraa Iswiidhish ah ayaa jimcihii geeriyootey

La daabacay måndag 8 februari 2016 kl 11.17
Qoraa Bodil Malmsten
(0:49 min)
Qoraa Bodil Malmsten. Foto Dan Hansson/TT.
Qoraa Bodil Malmsten. Foto Dan Hansson/TT.

Bodil Malmsten oo aheyd qoraa caan ah oo dalkaan Iswiidhan u dhalatey ayaa ka dib markii ay intii muddo ah  xanuunsaneyd geeriyootey maalintii jimcaha , waxayna jirtey 71 sano.

Elin Claeson oo ka hawlgasha qeybta dhaqanka ee idaacadda P1-ka ayaa ka hadleysa qofka ay aheyd Bodil Malmsten:

– aad iyo aad waxay qoraaladeeda xooga u saareysey nolosha ay mar kasta ku nooleyd iyo meesha ay ku nooleyd .Addunka waxay ku eegeysey il carro iyo fajac xanbaarsan ,arrimahaas ayeyna badanaa wax ka qortey Bodil Malmsten.Qoraaladeeda qofkii akhriyaana wuxuu noqonayaa mid ku qanca oo u dhaw qoraalada ay Bodil Malmsten qortey.

Qoraayaddaan ayaa muddooyinkii danbe waxay ku nooleyd dalka Faransiiska.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".