Maamulka jaaliyadda somaaliyeed oo is bedel uu ku dhacay

Ku simihii guddoomiyaha ururka jaaliyadda soomaaliyeed ee reer Sweden ayaa xilkii lagu wareejiyay, sida uu noo caddeeyay guddoomiye ku xigeenku. Amuurtan ayaa ka dambeeyasy iyada oo guddoomiyihii xilka horay loogu dhiibay lagu eedeeyay inuu fal anshax-xumo uu u geeystay gabar, middaasina oo dacwad ka dhiibtay ka dhici doonta 12 bisha abrill maxkamadda degmada Solna.

Cusboonaysiin:
Xeer ilaaliyaha ayaa go'aamiyay in dawadda hoos loo dhigo, iyada oo bishii noveembar sannadkii 2016 ay maxkamadda degmadu go'aan ku gaartay in dembi lagu waayey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".