Guleed Mohamed oo laga shaqaaleeyay idaacadda la iska daawado ee Svt. Foto: Svt
Guleed INIFRÅN. Guleed Mohamed från Tensta är nyanställd på SVT i Rinkeby för att redaktionen vill jobba inifrån.foto: ida nilsing

Svt oo xafiis ka furatay xaafadda Rinkeby

Guleed oo laga shaqaaleeyey Svt
7:40 min

Gabagabadii bishii jannaayo oo ay idaacadda la iska daawado ee Svt xafiis ka furatay xaafadda Rinkeby laga shaqaaleeyay wiil lagu magacaabo Guleed Mohamed uu asal ahaan u dhashay Soomaaliya.

Guleed ayaa dalka ku yimid 7-jir, iminkana ah 28-jir sida uu noo sheegay. Wareeeysi aannu Guleed Mohamed la yeelanney ayuu noogu xaqiijiyay inuu dhowaan ka howl-bilaabi doona idaacadda la iska daawado ee Svt.

                                                                   kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".