Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Stefan Ingves, madaxa bangiga qaranka Sweden. Sawirle: Marcus Ericsson/TT/
Stefan Ingves, madaxa bangiga qaranka Sweden. Sawirle: Marcus Ericsson/TT/ sawir: Marcus Ericsson/TT

Hoggaanka bangiga qaranka oo hoos u dhigay ribadii

Hoggaanka bangiga qaranka Sweden ayaa maanta ku dhawaaqay inuu hoos u dhegay ribada oo uu gaarsiiyay halkii ugu hooseeysay , ahna 0,50 boqolkiiba.

– Midda keliya ee laga dhadhan-san karo go’aankan ayaa ah in dadyoowga deeymaha ku qaatey guryuhu ey ka rajo qabi karaan in, in mudda ah ey ku sii jiri doonaan riba hooseeyaysa oo ay bixiyaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".