Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shirkadaha gaadiidka oo aan ka soo baxin kontoroolada xuduudaha

La daabacay fredag 12 februari 2016 kl 13.33
Gränskontroll vid Hyllie station
1 av 2
Gränskontroll vid Hyllie station sawir: Johan Nilsson / TT
En polis övervakar kön av ankommande flyktingar vid Hyllie station utanför Malmö.
2 av 2
Den fjärde januari införde Sverige id-kontroller vid gränspassagerna från Danmark. sawir: Johan Nilsson/TT

Booliska ayaa dacwad ka gudbiyay shirkadaha gadiidka oo sidey iyagu u sheegeen ilaalista xuduudaha iyo kontoroolka kaadhka aqoonsiga ah ka soo baxin.

12 jeer ayey baadhitaanadan ka boodeen. Shirkadahan ayaa lacag ganaax ah lugu xukumi karaa, 50 000 oo koroon.

Khaladadan ayaa ah in ay tusaalahan shirkada tareemada kaxeeysa qof qaxooti ah ka aqbashay kaadhka LMA. Kan ayaa qaxootiga la siiya markey waddanka soo galaan lana dhigmin kaadhka aqoonsiga ee waddanka ee dadkan lugu xidhay, sida sharciga cusub ay dawladu soo rogtay 4 bisha jannaio sannadkan, u sheegayo.  

 

/ TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".