Dooddii la xiriirtay guddoomiyaha ururka jaaliyadda Soomaaliyeed oo weli socota

Ururka daladda Soomaaliyeed
4:03 min

Wareeysi aannu maanta la yeelanney ku simaha ururka daladda ururrada soomaaliyeed ayey nooga soo bixi wayday cidda guddoomiyaha ka ah ururka daladda ururrda Soomaaliyeed. 

Ku simaha ururka oo howsha hadda sii haya ayaa noo ballan qaaday inuu isniinta afarta galabn-nimo wareeysi na siin doono. Wixii ka soo baxa dib ayaannu idinkula soo socodsiin doonnaa.

Cusboonaysiin:
Xeer ilaaliyaha ayaa go'aamiyay in dawadda hoos loo dhigo, iyada oo bishii noveembar sannadkii 2016 ay maxkamadda degmadu go'aan ku gaartay in dembi lagu waayey.

                                                             kenadid.mohamed@sr.se

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".