Kullan looga hadlayay kaalinta haweenka soomaaalida Sweden

Cadar "Roolka haweenka".
0:34 min

Cadar Ismaaciil Axmed, degenna degmada Växjö oo aannu kula kullanay xaafadda Kista oo uu ka dhacayay kulan looga hadlayay roolka haweenka soomaalidu ku leeyihiin bulshada reer Sweden. Wareeysi aannu arrinkaa kala yeelanay Cadar, isniinta ayaannu idiin soo gudbin doonnaa isaga oo dhameeys tiran.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".