Redovisning, klassrum, Almby skola, Internationella gruppen
För att kunna anpassa undervisningen till varje elevs behov, ska nu alla nyanlända kartläggas i skolan. Foto: Anna Nyström/Sveriges Radio.

Eskilstuna oo iskuul u furtay caruuraha waddanka ku cusub

Degmooyinka waddanka ayaa ku liita in ay caruuraha waddanka dhowaan timid iskuul u helaan. Tan oo ka timid in ay tirodii qaxootii sannadkii ina soo dhaafay 2015 gaadhay heerkii ugu sareeyay.

Magaalada Eskilstuna ee gobolka Sörmland oo ay dhibaatadani wakhtii dheer haysay ayaa iminka albaabada u furtay iskuul loogu talo galay oo u gaar ah caruuraha waddanka ku cusub ee dhigta dugsiyadda sare, af iswiidhishka högstadiet.


/ Ekot, P4 Sörmland

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".