Volvo S90
Sawirkii : Victor Jensen/Sveriges Radio.

Shirkadda baabuurta ee Volvo oo macaashkeedu uu saddex jibaarmey

Shirkadda baabuurta ee Volvo ayaa faa’iidadeedu aad kor ugu kacdey sida lagu sheegey waxbixin ay shirkaddaasi maanta soo bandhigtey.

Shirkaddaas ayaa sanadkii hore macaashtey lacag dhan 4,5 bilyan oo karoon marka la barbar dhigo sanadkii kaas ka sii horeeyey oo ay shirkaddaasi macaashtey 500 milyan oo karoon kaliya.

Shirkaddaas ayaa sanadkii hore waxaa laga iibsadey baabuur dhan 503 000 oo gaari.                                    

Xogta / TT, Svt

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".