The accommodation in Mölndal, where a young woman was stabbed to death. Photo: Adam Ihse/TT
1 av 2
The accommodation in Mölndal, where a young woman was stabbed to death. Photo: Adam Ihse/TT
Behandlingshemmet för barn och unga i Mölndal där en kvinna knivskars till döds. Foto: Adam Ihse/TT.
2 av 2
Behandlingshemmet för barn och unga i Mölndal där en kvinna knivskars till döds. Foto: Adam Ihse/TT.

Ninkii 22 jirka ku dilay guriga HVB- hem oo maskaxda ka buka

Ninkii gabadha 22 jirka aheeyd ku dilay guryi lugu hayo caruuraha kelinimada waddanka ku yimaada, magaalada Mölndal, ayaa loo maleeynaya in u maskaxda ka buko.

Sidaas waxa sheegay rättsmedicinalverket oo baadhitaankii ugu horreyay shakhsigan ka qaaday, ayuu wargeeyska GT bogeeda ku soo qoray.

Gabadha ayaa keli shaqeeynaysay habeenkii midida lugu dhuftay. Ninka falkan ka dambeeyay ayaa ilaa u arrinkani dhacay bishi hore ee jannayo booliska ku xidhan.

Wuxuu sheegtay in u jiray 15 sanno, hasayeeshe heeyada socdaalka, migrationsverket, ayaa hore u cadeeysay in u 18 jir dhaafay.

 

Isha/ GT,TT

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".