Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Folkvimmel på Drottninggatan i Stockholm.
Foto: Christine Olsson/TT.

Ragga oo ka batay dumar dalka Sweden

Sannadkii hore tirada dadka Sweden ayaa aad u kordhay, maadaame tiro badan oo soo galooti ah ay dalka soo galeen.

Taas ayaa keentey in ragga uu ka tiro bato dumarka, sida ay muujineyso tirkoobkii ugu denbeeyey ee uu sameeyey xaafiiska tirkoobta SCB. Tirada ddka Sweden ayaa sannadkii waxaa ku darsantay 103 662 iyadoo isku geyn tirada dadka Sweden ay mareyso 9 851 017 oo qof. Boqolkii 77 korarka tirada dadka ayaa ah soo galootiga dalka soo galay sannadkii la soo dhaafay. 

Taariikhiyan dumarka ayaa weligood ka tiro badnaa ragga laakiin hadda ayey markii ugu horeysey raggu noqdeen tirada ugu badan. Waxaana u sabab ah labo waxyaalood oo kalo ah ragga soo galootiga ah oo Sweden ku soo batay iyo weliba waqtiga ragga noolaadaan oo iyana dheeraatay.

Xogta TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".