Olof Palme. Sawirle: SVT
Olof Palme. Sawirle: SVT

Dilkii Palme oo ey ka soo wareegtay 30 sannadood

Olof Palme - madaxii hore ee dawladda Sweden
1:39 min

Axadda foodda innagu soo haysa oo aadan 28-ka bisha feeberaayo 2016 ayaa ku aadan 30 guuradii ka soo wareegtay dilkii Olof Palme, ahaana madaxii hore ee dawladda Sweden ee waagaasi. Codadkii ka horeeyay ee aad maqleeyseenna waxey ahaayeeen Saaalax Cumar oo muddo kontameeyo sannadood ah dalka ku sugnaa, isla-markaana goob joog u ahaa muddadii uu Olof Palme siyaasadda ku jiray iyo dhacdadii dilkiisiiba iyo telefoonkii ugu horreeyay ee lagu war-geliyay hayadda gargaarka deg-degga ee SOS-Alarm, kadib xabbadii ka dhacday is-gooyska Sveavägen/Turegatan, goobtaasina oo xabbad lala beegsaday Olof Palme.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".