Människor går på rad, med resväskor och ikeakassar, några tittar tillbaka mot kameran. Foto: Anders Wiklund / TT
Nyanlända flyktingar i Malmö. Foto: Anders Wiklund / TT

Caafimaadka magangelyadoonka oo cilmi baadhis lugu sameeynayo

Cilmi baadhe ka hawlgala jaamacadda ururka lanqeeyrta cas ayaa baadhitaan ku sameeynaya xaalada nolosha magangalyadoonka waddanka ku cusub.

Fredrik Saboonchi, hogaamiyaha cilmi baadhistan ayaa sheegay in goolku yahay in la ogaado intii qof ee daryeel u baahan ka dib markey waddankooda ka soo qaxeen. Saboonchi ayaa u jeeda in cilmi baadhistani aqoonta ku kordhin doonto heeyadaha qaabisha dadkan. 

Tusaalahan ayaa 4000 oo suuri loo diri doona warqad suaal ah. Suaalahan ayaa la xidhiidha xasuusta ay ka haystaan dagaalki ay ka soo qaxeen iyo xaalada ay ku suganyihiin Iswiidhan.

Jawaabta cilmibaadhistan ayaa la ogaan doona dhamaanta sannadka aan ku jirno 2016.

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".