Schwedischer Pass Betrug
Bald gibt es davon weniger sawir: Hasse Holmberg / TT

Dadka basaboorradooda iibiya oo shuruudaha lugu atkeeynayo

Laga bilaabo 15 abriil ee sannadkan ayuu shakhsigu xaq u yeelan doonaa inuu qaadan karo ugu badnaan saddex baasaboor muddo shan sannadood gudahood ah.

Go´aankan ayaa ka dhashay in basaboorku noqday suuq madow oo laga ganacsado.

Shalay ayey ku heshiiyeen dawladda iyo xisbiyadda mucaaradka, alliansen, in basaboorrada ay heeyadda socdaalku siiso qaxootiga ka mid noqon doono sharcigan cusub.

Kan ayaa ka dhigan in u qof kasta xaq u leeyahay saddex baasaboor muddo shan sanno gudahood ah.

Isha/ TT, SvD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".