Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ilmo ku soo biiray reer boqor

La daabacay onsdag 2 mars 2016 kl 22.02
Amiir Daniel iyo amiirad Victoria. Sawirrada kaydka: Sveriges Radio
Amiir Daniel iyo amiirad Victoria. Sawirrada kaydka: Sveriges Radio

Amiiradda iska leh dhaxalka boqortooyada Victoria iyo saygeeda amiir Daniel oo ey ilmo ugu dhasheen cusbitalka Karolinska ee xaafadda Solna caawa.

Sida uu shir jaraa'id ku soo bandhigay amiir Daniel inuu cusbitalka Karolinska ugu dhashay wiil, ahna ilmihii labaad ee u dhasha gabadha leh dhaxalka boqortooyada Amiirad Victoria iyo amiir Daniel.

                                                                kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".