Oscar Carl Olof magaca amiirka reer boqortooyo u dhashay
La daabacay torsdag 3 mars 2016 kl 11.22

Kruununprinsessa Victoria ja prinssi Daniel Estellen ja vastasyntyneen prinssin kanssa Karoliinisessa sairaalassa. sawir: Kungahuset.se
Shir jaraa'id oo lagu qabtay aqalka boqortooyada oo loogu magac-bixiyay amiirka xalay u dhashay gabadha leh dhaxalka boqortooyada.
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.