Bilden illustrerar polis vid avspärrning
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Shaqada asluubta af iswiidhis fiican bay u baahan tahay

2:34 min

Waxaa jiraa dadyow badan oo dooni lahaa una qalma in ay ka shaqeeyaan hey'adda asluubta balse dhibaatadu waxay luuqada iswiidhishka kuma fiicna. 

Sidaas daraadeed hey'adda ayaa billaabi doonta barashada luqaada af iswiidhishka.

Abdifitaax Mohamed Ismail muddo 10 sanno ah ayuu ka shaqeynayey xabsi ku yaala Södertälje oo la yiraahdo Hall.  Waxuu yeri hey'adda waxay isku taxluujisaa mar kasta in ay kaloduwan shaqaaleysiiso. Balse aqoonta af iswiidhishka ay tahay sharuud ka mid ah sharuuxdaha laysku shaqaaleeyo.

- Si shaqo loo helo waa aas'aasi waddankan in uu qofka luuqadda yaqaano. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista