Tyghjärtan. Foto: Claudio Bresciani / TT
sawir: Claudio Bresciani / TT

Raggu maanta waa in haweenka ubax siiyaan

2:50 min

Maanta waa maalinta haweenka aduunka, ragga soomaaliyeed waa in badownimada iska daayaan oo xaasaskooda ubax siiyaan. jeceylna tusaan.

Sidaas waxaa ku baaqdey hooyo soomaaliyeed oo maanta u dabaal-degeysa maalinta haweenka aduunka ee 8 mars.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista