Grafiken till höger illustrerar de nya regionerna efter färgskala.
Grafiken till höger illustrerar de nya regionerna efter färgskala. sawir: Erik Nylander/TT, Grafik: Sveriges Radio

Sweden oo lix gobol loo qeybin doono

Gobollada Sweden oo maanta la soo ban-dhigey in lix gobol oo waaweyn loo qeybiyo, halkii ey horay uga ahayd 21 gobol.

Is-bedelkan ayaa ah haddii u hir-galo noqon doona midkii ugu weynaa ee Sweden laga hir-geliyo wixii ka dambeeyay qarnigii 1600 oo uu noolaa Axel Oxenstiern.

Norrbotten

Västerbotten

Jämtland

Västernorrland

Gävleborg

Dalarna

Uppsala

Västmanland

Örebro

Södermanland

Stockholm

Gotland

Västra Götaland

Halland

Värmland

Östergötland

Jönköping

Kalmar

Kronoberg

Blekinge

Skåne

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista