Jämställdhetsminister Åsa Regnér. Foto: Bertil Ericson/TT.
Jämställdhetsminister Åsa Regnér. Foto: Bertil Ericson/TT.

Xeerka caalamiga ee xuquuqda dhallaanka in la sharciyeeyo

Wasiirka dhallaanka ee dalka Sweden Åsa Regnér (S) oo maanta gacanta lo gelin doono baaritaan la xiriira in xuquuqda dhallaanku noqoto xeer.

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".