ciidamo booliis ah.
Ciimada booliiska.Sawirkii :Oliver Bergman/Sveriges Radio sawir: Oliver Bergman/Sveriges Radio

Tirada dad ee sanadkii hore dalkaan lagu diley ayaa aad kor ugu kacey

dadka sanadkii hore dalkaan lagu diley
0:46 min

Dalkaan Iswiidhan ayaa waxaa aad kor ugu kacey dadkii sanadkii hore lagu diley.

Wadarta guud ee dadkii sanadkii hore dalkaan lagu diley ayaa dhammaa 103 qof, ilaa 21 qof ayey ka badan tahay tiradaasi  isla tiraddii dad ee lagu diley dalkaan sanadkii 2014-kii taas oo ah in dadka sanadkaan la diley ay kor u keceeen qiyaastii 26 boqolkiiba.

Meesha ugu badan oo ay dilalkaasi ka dheceen ayaa ah nawaaxiga Göteborg halkaas oo lagu diley sanadkii hore dad gaaraya 24 qof.

Muddadii u dhexeysey sanooyinkii 2010-kii ilaa iyo 2014-kii ayaa sanad walba isku celcelin waxaa dalkaan lagu diley dad gaaraya ilaa iyo 80 qof, meesha muddadii u dhexeysey 1990-kii ilaa iyo 1994-tii dalkaan lagu diley sanad walba dad gaaraya ilaa iyo 170 qof.

Xogta / TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".