Sjukvårdspersonal evakuerar skadade människor utanför tunnelbanestationen Maalbeek.
1 av 2
Sjukvårdspersonal evakuerar skadade människor utanför tunnelbanestationen Maalbeek. sawir: TT
En belgisk soldat står vakt utanför tunnelbanestationen Maalbeek efter terrordådet.
2 av 2
En belgisk soldat står vakt utanför tunnelbanestationen Maalbeek efter terrordådet. sawir: CEDRIC SIMON / TT

Diyaargarowga u dalku u hayo falalka argagaxisada ah

Boqolkii ba 30 keliya shaqaalaha ka shaqeeya booliska,kooxda dab demiska iyo ambalaaska ayaa aaminsan in ay shaqo wanaagsan qaban karaan hadii ay fal argagaxiso, sidi kii shalay waddanka Belgium, Iswiidhan ka dhaco.

Sidaas waxaa sheegay cilmibaadhis laga sameeyay jaamacadda magaalada Umeå, ayey wargeyska Svenska Dagbladet bogooda ku soo qoreen.

Annelie Holgersson oo cilmi badhe jaamacadan ka ah ayaa u jeeda in ay diyargaroowga u dalku u hayo falalkan ahin mid xun, hasayeeshe ay aqoonta ay shaqaaluhu arrintan u leeyehiin liitdato.

Boqolkii ba 27 keliya boolisyada cilmi baadhistan ku jiray ayaa sheegay in ay kalsooni ku qabaan qaabka ay u xallin lahayeen hadii u falkani dhaco.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".