Den eftersökte Najim Laachraoui ska ha gripits av polis.
Den eftersökte Najim Laachraoui ska ha gripits av polis. sawir: AFP PHOTO / BELGIAN FEDERAL POLICE

Booliska Belgium oo ka laabtay in ay qabteen Laacharaoui

Dhawaan ayuu wargeeyska DH ee Belgium soo qoreen in la qabtay Najim Laachraoui oo ahaa ninkii sadexaad ee lugu tuhunsanaa in u ka dambeeyay falalkii argagaxiso ee shalay ka dhacay magaalada Brussel. Warbixitan ayuu wargeeyskan iminka ka laabtay. 

Hore ayuu boolisku shaaciyay filim cadeeynaya in ay walaalaha Ibrahim iyo Khalid El Bakraoui ahaayeen kuwi isku qarxiyay madaarka Zavantem ee Brussel halka ay dhowr iyo toban qof ku dhinteen. Filimkan ayuu nin sadeexaad ka muuqda, ninkan ayaa ah ka iminka la qabtay,Najim Laachraoui. Dhowr qof oo madaarkan shalay joogay ayaa sheegay in ay arkeen Laachraoui oo ka baxsanaya madaarka falkan ka dib.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista