Sten Heckscher ska utreda KI. Foto: Lorenzo Galassi/AP/TT, TT, Maja Suslin/TT
Sten Heckscher ska utreda KI. Foto: Lorenzo Galassi/AP/TT, TT, Maja Suslin/TT

Macchiarini oo shaqada laga joojiyay

Dhakhtarka qaliinka iyo cilmi baadhe, Paolo Macchiarini ayaa shaqadiisi ee machadka karolinska institutet, laga joojiyay.

Cusbitaalkan ayaa dhowaan qoraal saxafadeed ku soo qoray in u ninkani shaqaqadiisi sii daacad ah u qaban, islamarkaas na u dhowr jeer warbixin been ah dhibay. Tusaalahan ayey dhinteen dhrowr qof oo ka mid ah kuwa u isagu qalay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".