Polisens tekniker undersöker misstänkt mordplats i Stadsparken i Oskarshamn. Foto: Peter Bressler/Sveriges Radio
Sawirkii : Peter Bressler/Sveriges Radio

Qof la tuhmayo in lagu diley meel u dhow xero qaxooti ee uu ku noolaa

Nin nabaro ul ahi ku yaaliin  ayaa yimid isbitaal ku yaala Rättvik ee dhacda gobolka Dalarna,

booliiska ayaa deg deg duhurnimadii maanta loogu yeerey balse ninkaas ayaa markii dane u dhintey dhaawacyadii soo gaarey, sidaasna waxaa lagu qorey bogga ciidamada booliisku ku leeyhiin internt-ka.

Sida booliiska sheegey in ninkaasi ayaa ku noolaa Xero qaxooti oo aan meeshaas aad uga fogeyn, waxaana la tuhmayaa in agagaarkaas loogu geystey dhaawacyadaas uu u dhintey.                                       

Ciidamada booliiska ayaa bilaabey baaritaan arrinkaas ku saabsan.                                     

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".