Dags att delarera
sawir: JANERIK HENRIKSSON / TT

Xisaab xirkii sannadka oo aan ka wareeysanney Caydaruus Aaden

Ugu dambeeyn waa in la celiyo 2-da bisha maajo
8:22 min

Laga bilaabo salaasadii ina dhaaftay ayuu bilowday kolkii dib loo celin lahaa xisaab-xirkii saannadkii ina dhaafay ee 2015. Ammuurtaa ayaannu ka warreysanney Caydaruus Aaden oo muddo ka howl-galayay hayadda canshuuraha Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".