Soldater i kamoflagefärgade uniformer med vapen framför grå byggnad
Ciidamo beljiyaan ah. sawir: Peter Dejong/TT.

Daahir: "annaga laftayada waan ka welwel qabnaa dhacdadii Barugsel

4:03 min

Qayb ka mid ah bulshada reer Sweden oo uu ka mid yahay inan magaciisa ku soo gaabiyay Daahir, kana mid ah xubnaha ugu firfircoon ee xubnaha ururrada soomaaliyeed ayaa sheegay inuu ka welwel-qabo in dhacdadii Brusgel ka dhacday ey ka dhici kraan Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista