Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururka daladda ururrada soomaaliyeed oo gudoomiye cusub yeeshay

Habbane-Guddoomiyaha cusub ee ururka daladda ururrada soomaaliyeed
5:07 min
Kulan-sannadeedkii 2016 oo hoggaan cusub lagu doortay. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Kulan-sannadeedkii 2016 oo hoggaan cusub lagu doortay. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Kulan saddex maalmood magaalada Stockholm uga socday ururka daladda ururrada Soomaaliyeed ee Sweden oo doortay guddoomiye cusub.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".