Anders Sundström, Swedbanks styrelseordförande.
Anders Sundström, Swedbanks styrelseordförande. sawir: TT.

Hogganka Swedbank oo aan shaqada loo kordhin doonin

Go'aan ka soo baxay guddiga doorashada ee bangiga. 

"Hoggaanka doorashooyinka ee mulkiileyaasha bangiga Swedbank ayaa sheegay in aanay dib u dooran doonin Anders Sundström, ahna madaxa ugu sareeya ee hogganka bangiga Swedbank. Middaasina oo lagu macneeyay in aannu taagero buuxda ka hey-san mulkiileyaasha bagiga.

Isha/ Ekot

                                                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista