Cabdiqani Maxamed, ahna siyaasi ka tir-san xisbiga S ee magaalada Stockholm. Sawirle: Cabdiqani/privat.
1 av 3
Cabdiqani Maxamed, ahna siyaasi ka tir-san xisbiga S ee magaalada Stockholm. Sawirle: Cabdiqani/privat.
Abshir Ismaaciil (M) Sawirle: Ahmed Mahmod/Sawir gaar ah.
2 av 3
Abshir Anbaashe (M) Sawirle: Ahmed Mahmod/Sawir gaar ah.
Qalinle Dayib, kandidat till riksdagen för Centerpartiet. Foto: Eget
3 av 3
Qalinle Dayib oo u taagan doorashada xubnaha baarlamanka ee xisbiga Center-ka. Sawirle: Qudhiisa

Siyaasiyiinta Soomaalida maxaa kala hor taagan

3:42 min

Maxaa xiriir ah oo ka dhexeeya siyaasiyiinta soomaalida ee degmooyinka kala duwan ee dalka. Wareeysi aannu la yeellaney saddex ka mid ah halkan ka dhageeyso.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista