En kvinna ammar ett barn.
Sweden ayuu maanta ka hirgalay sharci xaq u siinaya haweenka keligood nool ilmo in lagu abuuro. sawir: Hasse Holmberg/TT

Uurka laysku beero iyo aragtida islamka ka qabo

Shekh Cabdirahman: ma ahan ilmo ninkaax ku dhashay
7:57 min

Maanta ayuu Sweden ka hirgalay sharci cusub oo haweenka keligood nool xaq u siinaya ilmo in lagu beero.

Haddaba diinta Islamku aragti nooceeya ayey ka qabtaa uurka sida sanceysan  loo beero?

Shekkha Cabdirahman Sheekh Muxiyadiin Celi oo ah imam ka howl-galada magaalada Göteborg  ayaa sheegay in ay jirto aragtiyo kalo duwan oo ay culamada Islamka arrimahan ka qabaan, iyadoo qaarkood ogolyahiin halka qaar diidanyahiin. Halka markey timaaado haweenka keligood nool in lagu abuuro ilmo ay culumada isku waafaqsan yahiiin waxa diinta islamka ka qabto.


la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".