Kulan-sannadeedkii 2016 oo hoggaan cusub lagu doortay. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Kulan-sannadeedkii 2016 oo hoggaan cusub lagu doortay. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Masuuliyad intee le'eg ayaa saaran ururrada degmooyinka

2:19 min

Marar dhowr ah ayaannu ka hadlaney hoggaanka ururka ururrada soomaaliyeed iyo xilka uu hayo. Bal maantana baaqan nala dhageeysta. Masuuliyad intee le'eg ayey ururrada degmooyinku ku lahaan karaan guul-darrada ururka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista