Lars Idermark i en korridor.
Lars Idermark madaxa hogaanka cusub ee Swedbank. Sawirkii : Christine Olsson/TT sawir: CHRISTINE OLSSON / TT

Bangiga Swedbank oo hogaamiye cusub loo magacaabey

Hogaanka Maamulka Swedbank ayaa waxaa loo doortey Lars Idermark.


Bangiga Swed bank oo uu beryahan ka taagnaa muran la xiriira hoggaanka bangiga iyo mulkiileyaasha ayaa galabta isugu yimid kulan.

Iyadoona ay doodda ugu ballaarani ka taagan tahay in masuuliyadda inaan dembi loo raacan karin hoggaanka bangiga la siiyo ama loo diido. Wixii ku soo kordha gadaal ayaannu idiinla socodsiin doonnaa.

Isha/ Ekot

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista