Janne Andersson.
Janne Andersson, tababarraha cusub ee xulka qaranka kubbada cagta Sweden. Sawirle: TT. sawir: Henrik Montgomery/TT.

Tababarraha cusub ee xulka qaranka Sweden

Janne Andersson, iminkana ah tababarraha kooxda hor-yaalka ayaa loo doortay inuu noqdo tababaraha cusub ee xulka qaranka kubbada cagta wiilasha ee Sweden, xilkaasina oo uu la areegi doono wixii ka dambeeya tartanka EM ee sannadka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista