Utrikesminister Margot Wallström i talarstolen.
Utrikesminister Margot Wallström. sawir: Henrik Montgomery/TT

Wallström oo la soo taagay gudiga dastuurka

Wasiirka arrimaha dibada ee Iswiidhan, Margot Wallström, ayaa maanta ka hor timid gudiga hoosaadka dastuurka ee barlamaanka.

Xisbiga Kristdemokraterna oo ka dambeeya dacwadan ayaa dawladda ku haysata dhowr meelood. Tusaale in ay Wallström mar tidhi in ay dawladda Israiil si sharci darro ah u dishay Falastiiniyiin iyada oo ka hadlaysa rabshadihii uga dambeeyay ee ka kacay waddanka Israiil iyo maamulka Falastiin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista