Noocyada kala duwan ee gudniinka hablaha. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR
Noocyada kala duwan ee gudniinka hablaha. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Sweden waa waddanka ey ugu badan yihiin hablaha gudan

5:22 min

Kulan maanta ka qabsoomay faras-magaalada Stockholm oo looga hadlayey xaaladda gudniinka hablaha ayay goob joog ka ahayd Samiya Jaamac oo xubin ka ah uruka haweenka ee Caraweello. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista