Thierry Werts och Eric Van der Sypt vid belgiska federala åklagarmyndigheten. Arkivbild.
Thierry Werts och Eric Van der Sypt vid belgiska federala åklagarmyndigheten. Arkivbild. sawir: NICOLAS MAETERLINCK/TT

23 jir iswiidhsih ah oo lagu tuhunsan yahay qaraxyadii Brysell

Nin ka mid ah dadyoowga lagu tuhun-san yahay qaraxyadii Barugsell ayaa ah wiil 23 jir muwaadin iswiidhish ah, sida ay hayadda xeer-ilaalyeyaasha ee dalkaka Beljumku u xaqiijisay laanta wararka ee Ekot.

23 jirkan ayaa lagu eedeeyey inuu xiriir kadhaxeeyay ciddii isku qarxisay xarun tareen ee ku taala magaalada Brysell,iyadoona lagu soo oogey dacwad ah inuu xubin ka yahay urur argagixiso.

Laanta wararka ee Ekot ayaa loo xaqiijiyayin 23-jirkan lagu hayo caddeeymo in lagu arkay suuq uu ka iibsaday boorsooyinloo isticmaaley qaraxyadii.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista