Qoraaga Saciid Jaamac. Sawirle: Kenadid Maxamed/ SR.
Qoraaga Saciid Jaamac. Sawirle: Kenadid Maxamed/ SR. sawir: Foto: Kenadid Mohamed/ SR

Wareeysi aan la yeelanney qoraa Saciid Jaamac

21 min

Magaalada Stockholm oo uu ku sugan yahay qoraaga Saciid Jaamac oo sheekooyinkiisu ey ka mid yihiin sheekadii Dalmar ayaey suurtagal noo noqotey in aannu wareeysi la yeelanno annaga oo ku sugan xaafad.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista