Daawada Pandemrix oo sababtay cudurkan. Martin Olson/Posten
Daawada Pandemrix oo sababtay cudurkan. Martin Olson/Posten sawir: Martin Olson/Posten

Dadkii u cudurka Narkolepsi ku dhacay oo magdhow la siinayo

Barlamaanka ayaa dhowaan go´aan ka gaadhay dadkii uu cudurka Narkolepsi ku dhacay ka dib markii laga talaalay hargabka doofaarka 2009 iyo 2010:kii.

Go´aankan ayaa ka dhigan in dadka cudurkan la ildaran lacag magdhow laga siin doono caymiska daawada, hadii ay taasi ku filnaan weeydo na ay lacag siiyaado ah ay ka helaan dawladda .Sharciga cusub ee dadkan u ogolaanaya in lacagtan la siiyo ayaa la dhabeeynaya kowda bisha juulaay sannadkan.

 

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".