Anna Kinberg Batra oo ka qayb qaadanaysa kulankii xisbiga M ee Sverigedagarna. Sawirle: Emil Langvad/TT
Anna Kinberg Batra oo ka qayb qaadanaysa kulankii xisbiga M ee Sverigedagarna. Sawirle: Emil Langvad/TT sawir: Emil Langvad/TT

M oo soo jeediyay in dawladdu la wareegto maamulka iskuullada

Xisbiga Moderaterna (M) ayaa soo jeediyay fikir la xiriira in aan dul-qaad loo yeelan iskuullada aan waajibaadkooda sidii loo baahnaa u gudan, isla-markaana la adkeeyo kor-meerka dawladda ee hab-maamulka iskuullada.

Sidoo kale in hayadda maamulka iskuullada (Skolverket)awood loo siiyo inay xiri karto ama la wareegi karto iskuul howshiisii ku guul-darreeystay.

Isha/ Ekot

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

                                                                     

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".