Dop Oscar
sawir: Anders Wiklund/TT

Amir Oscar oo maanta loo wal-qalay

Kadib diyaargarow badan waxaa maanta loo wal-qalayaa amiirka dhawaan u dhashay reerka boqortooyada Sweden.

Amiir Oscar ayaa wal-qalkiisa dhawaan ka bilaabatay kaniisadda Slottskyrkan oo ku taala bartamaha magaalada Stockholm.

Wal-qalka amiir waxaa ka soo qeyb-galaya kasakow eheladiisa marti kale oo ka socota aqalada bortooyinka caalamka, marti sharaf kale oo matalaysa baarlamaanka dalka iyo xukumadda.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".