Birgitta Ohlsson, Liberalerna.
Birgitta Ohlsson, Liberalerna. sawir: Lars-Gunnar Olsson/Sveriges Radio.

Birgitta Ohlsson oo wareeysi siisay saxaafadda

Birgitta Ohlsson oo ka mid ah xubnaha ugu codka dheer ee xisbiga Liberalerna (L) oo beryahan ay doodi ka socotay joogisteeda iyo in xilka ay xisbiga u hayso laga qaado ayaa wareeysi ay idaacadda siisay saaka aan ka gaab-san in aanay fikirkeeda wax ka badalayn.

Birgitta Ohlsson oo beryahan ka gaabsatay saxaafadda inay u warranto ayaa iminka ka qaaday daboolkii afkeeda saarnaa, kadib wixii ka dambeeyay shuruuddii ey qaar ka mid ah hoggaanka sare ee xisbigu soo jeediyeen inay iska casunto xubin-nimmada hoggaanka sare ee xisbiga.

Isha/ Ekot.

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".