Anders Ygeman (S), wasiirka arrimmaha gudaha Sweden.
Anders Ygeman (S), wasiirka arrimmaha gudaha Sweden. sawir: Sawirle: Stina Stjernkvist/TT

Ka hor tagga weerarrada maskixiyanta oo la adkeeyn doono

Ygeman: waa aan iska difaacno idagaalka maskaxeed ee nala ku hayo
3:04 min

Hayadda lagu magacaabo xafiiska qaranka oo lagu howl-geliyey sidii ay u soo caddeeyn lahayd habka ay hayadaha kala duwan ee dawladdu gacan uga geey-san kari lahaayeen hagaajinta difaaca dalka.

Dawladda ayaa sidoo kale go’aan ku gaartay shalayto in dalkani uu si furan qayb uga noqdo howlaha xarunta dhexe ee xiriirka istaraatiijiyada ururka gaashaan-buurta Naato.

– Waa inaan xoojino awoodayada la xiriirta iska difaacidda dagaaladda maskixiyanta ee aan hubka loo adeeg-san iyo sidii lagu caddeeyn lahaa halka ey weerraradaasi ka imameyaan.

Isha/ Ekot.

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".