enterpartiets partiledare Annie Lööf vid sitt sommartal på Långholmen i Stockholm på onsdagen
Hoggaamiyaha Centerpartiet Annie Lööf. Foto: Christine Olsson/TT

Xisbiga Centern oo 50 bilyan ku magelinaya degmooyinka dalka

Miinsaaniyadda dhanka ah tan xukumadda Löfven oo maanta Centerpartiet. 

Xisbiga Centerpartiet oo maanta la filayo in uu shaaciyo miisaniyadooda ka soo horjeeda midda xukumadda ayaa u qorsheynaya dhaqale gaaraya 16 bilyan oo karoon degmooyinka dalka si loo yareeyo farqiga dhaqaale ee u dhaxeeya degmooyinka dalka.

Miisaaniyaddan dhaqaale ayaa xisbiga sids uu sheegay ugu talo-galay in lagu xoojiyo dhaqaalaha degmooyinka. Sida ku xusan hindisaha miisaaniyadeed ee xisbiga degmooyinka ayey doonayaan in ay ku maal-geliyaan 50 bilyan oo karoon afarta sanno ee socota.

Sidoo kale xisbiga Centern ayaa doonaya in la kordhiyo canshuur dhimista loo yaqaan rut-avdraget lana dhimo canshuuraha laga qaado shaqo-baxiyaha.

Sida caadada tahay xisbiyadda mucaaradka ah ayaa mar kasta soo bandhiga siyaasadooda miisaaniyad ee ka dhan ah midda xukumadda oo ay ku sheegaan waxyaabaha xisbi ahaan ahmiyadda siinayaan oo doonayaan in la maageliyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".